Hambalyo dhalinyaro! Maanta waxay ahayd maalin guul leh. Labad | 𝗛𝗨𝗕𝗔𝗔𝗟 ⚽️ 𝗦𝗣𝗢𝗥𝗧𝗦
Hambalyo dhalinyaro!
Maanta waxay ahayd maalin guul leh.
Labadii shax ee aan idin soo dhignay waxay noqdeen 2/2 WIN buuxda.
Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida aad na siisaan, guushu way sii socon doontaa Insha’Allah.