Fursad 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 Dalka 𝐈𝐧𝐝𝐢𝐚, Great Dream Academy - GDA wa | Xikmad iyo Sheeko

Fursad 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 Dalka 𝐈𝐧𝐝𝐢𝐚,

Great Dream Academy - GDA waxa ay idiin heysaa deeq waxbarasho 𝟖𝟎% Scholarship dalka india ayna bixinayso Jaamacadda 𝐊𝐈𝐈𝐓 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 Oo kamid ah jaamacadaha ugu horeeya ee dalka 𝐈𝐧𝐝𝐢𝐚 kuna jirta kaalinta 𝟏𝟎𝐚𝐚𝐝 jaamacadaha India , Halka jaamacadaha caalamka ay kaga jirto Kaalinta 𝟏𝟔𝟖𝐚𝐚𝐝.

Heerarka aad Scholarship kan ku heleyso waxay kala yihiin 𝐛𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫 𝐝𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞 iyo 𝐦𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐝𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞.

Mudada waxbarashada heerka Bachelor degree waa 𝟒 𝐬𝐚𝐧𝐨,
Heerarka Master degree na waa 𝟐 𝐬𝐚𝐧𝐨.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir What's app Number: +𝟗𝟏𝟖𝟎𝟏𝟖𝟒𝟐𝟖𝟐𝟑𝟕, +𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟕𝟖𝟕𝟎𝟕𝟗𝟏
Xikmad iyo Sheeko

Xikmad iyo Sheeko

@xikmadiyosheeko
22.72K Subscribers
Adult content (18+) Category
Hoyga Xikmadaha, Sheekada, Murtida iyo Oraahyada..